top of page
Search

La-dagaalanka Covid 19

Updated: Aug 9, 2020

Rukun Relief and development organization, waxay xubin muhiim ah ka geysatay ka qeyb-qaadasha la dagaalanka faafidda COVID-19 maalmihii 18ki – 19ki Luulyo 2020. Hay'adu waxay bixisay laba qalab oo kuwa gacmaha lagu dhaqdo ah, af-duubyo ama cafuufyo, iyo gacmo-gashi kuwaasoo loogu talagalay dadka tabaalaysan ee ku nool xerada barakacayaasha Jilab-3 oo ku taala duleedka magaalada Garowe, Puntland Somalia.




69 views0 comments

Recent Posts

See All
bottom of page